R abbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Waxay wakhtigaas noqon doontaa inaan dalka dhexdiisa ka wada baabbi'iyo magacyada sanamyada, oo mar dambena iyaga lama soo xusuusan doono, oo weliba waxaan ka dhigi doonaa inay nebiyada beenta ah iyo ruuxa wasakhda ahuba dalka ka dhex baxaan.
“Naquele dia eliminarei da terra de Israel os nomes dos ídolos, e nunca mais serão lembrados”, diz o Senhor dos Exércitos. “Removerei da terra tanto os profetas como o espírito imundo.
Continue reading Report error