Sekaryaah 11:14 ~ Zacarías 11:14

picture

O o haddana waxaan kala jebiyey ushaydii kale oo aan Xidhiidh u bixiyey, inaan kala gooyo walaalnimadii dadka dalka Yahuudah iyo dadka dalka Israa'iil ka dhexaysay.


Y quebré mi segundo cayado, Unión, para romper la hermandad entre Judá e Israel.

Continue reading Report error