Sekaryaah 11:12 ~ ﺯﻛﺮﻳﺎ 11:12

picture

O o waxaan iyagii ku idhi, Hadday idinla wanaagsan tahay, kiradaydii i siiya, haddii kalese iska daaya. Sidaas daraaddeed waxay kiradaydii iigu miisaameen soddon gogo' oo lacag ah.


وَقُلْتُ لَهُمْ: «إنْ حَسُنَ الأمْرُ فِي عُيُونِكُمْ فَادفَعُوا لِي أُجرَتِي. لَكِنْ إنْ لَمْ يَحسُنِ الأمْرُ فِي عُيُونِكُمْ فَلا تَدفَعُوا لِي.» فَدَفَعُوا إلَيَّ ثَلاثِينَ مِثْقالاً مِنَ الفِضَّةِ كَأجرٍ لِي.

Continue reading Report error