O o kuwa reer Efrayimna waxay noqon doonaan sida nin xoog badan, oo qalbigooduna wuxuu u rayrayn doonaa sidii iyagoo khamri ka wabxay, oo carruurtooduna way arki doonaan, oo way rayrayn doonaan, oo qalbigooduna waa ku farxi doonaa Rabbiga.
And those of Ephraim shall be like a mighty man, and their heart shall rejoice as through wine, their sons shall also see it and be glad; their heart shall rejoice in the LORD.
Continue reading Report error