Sekaryaah 10:5 ~ Zechariah 10:5

picture

O o iyana waxay ahaan doonaan sida rag xoog badan oo dagaal gala oo cadowgooda kula tunta dhoobada jidadka dhex taal. Wayna diriri doonaan, maxaa yeelay, Rabbiga ayaa iyaga la jira. Oo kuwa fardaha ku joogaana way isku qasmi doonaan.


They shall be as mighty men, treading down muddy streets in the battle; and they shall fight, because Yahweh is with them; and the riders on horses will be confounded.

Continue reading Report error