H a ahaanina sidii awowayaashiin oo kale, kuwaasoo ahaa kuwii ay nebiyadii hore ku qayliyeen oo ay ku yidhaahdeen, Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Hadda ka soo noqda jidadkiinna sharka ah iyo falimihiinna sharka ahba, laakiinse Rabbigu wuxuu leeyahay, Iyagu ima ay maqlin, oo innaba ima ay dhegaysan.
“Do not be like your fathers, to whom the former prophets preached, saying, ‘Thus says the Lord of hosts: “Turn now from your evil ways and your evil deeds.”’ But they did not hear nor heed Me,” says the Lord.
Continue reading Report error