Sekaryaah 1:3 ~ 撒 迦 利 亞 1:3

picture

H addaba sidaas daraaddeed waxaad iyaga ku tidhaahdaa, Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Ii soo noqda, ayuu Rabbiga ciidammadu leeyahay, oo anna waan idiin soo noqonayaa, ayuu Rabbiga ciidammadu leeyahay.


所 以 你 要 对 以 色 列 人 说 , 万 军 之 耶 和 华 如 此 说 : 你 们 要 转 向 我 , 我 就 转 向 你 们 。 这 是 万 军 之 耶 和 华 说 的 。

Continue reading Report error