H addaba sidaas daraaddeed Rabbigu wuxuu leeyahay, Yeruusaalem ayaan naxariis kula soo noqday. Oo Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Gurigayga waa laga dhisi doonaa dhexdeeda, oo Yeruusaalem korkeeda waxaa lagu fidin doonaa xadhig qiyaaseed.
Поэтому так говорит Господь: Я вернусь в Иерусалим с состраданием, и Мой дом там будет отстроен, – возвещает Господь Cил, – и протянется над Иерусалимом землемерная нить ».
Continue reading Report error