Xaggay 2:7 ~ Haggai 2:7

picture

O o quruumaha oo dhanna waan gariirin doonaa, oo waxa ay quruumaha oo dhammu jeclaystaan way iman doonaan, oo anna gurigan waxaan ka buuxin doonaa ammaan, ayaa Rabbiga ciidammadu leeyahay.


I will shake all the nations so that the riches of all nations will come in. And I will fill this house with greatness,’ says the Lord of All.

Continue reading Report error