Xaggay 2:4 ~ ﺣﺠﻲ 2:4

picture

H addaba Rabbigu wuxuu leeyahay, Serubaabelow, xoog yeelo. Yashuuca ina Yehoosaadaaq oo wadaadka sare ahow, xoog yeelo. Dadkiinna dalka jooga oo dhammow, xoog yeesha oo shaqeeya, waayo, Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Anigu waan idinla joogaa,


لَكِنْ تَشَدَّدْ يا زَرُبّابِلُ، يَقُولُ اللهُ. تَقَوَّ يا رَئِيسَ الكَهَنَةِ يَشُوعَ بْنُ يَهُوصاداقَ، وَتَقَوُّوا يا بَقِيَّةَ سُكّانِ الأرْضِ، يَقُولُ اللهُ ، وَاعْمَلُوا لِأنِّي مَعَكُمْ جَمِيعاً،› يَقُولُ اللهُ القَدِيرُ.

Continue reading Report error