Xaggay 2:23 ~ 哈 該 書 2:23

picture

R abbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Serubaabelow, Addoonkaygiiyow, ina Salaatii'eelow, maalintaas waan ku qaadan doonaa, ayaa Rabbigu leeyahay, oo waxaan kaa dhigi doonaa sidii shaabad oo kale, waayo, Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Anigu waan ku doortay.


萬 軍 之 耶 和 華 說 : 我 僕 人 撒 拉 鐵 的 兒 子 所 羅 巴 伯 啊 , 到 那 日 , 我 必 以 你 為 印 , 因 我 揀 選 了 你 。 這 是 萬 軍 之 耶 和 華 說 的 。

Continue reading Report error