Xaggay 2:19 ~ Haggai 2:19

picture

M aqsinka iniino ma ku jiraan? Hubaal canabka iyo berdaha iyo rummaanka iyo saytuunka midkoodna midho ma dhalin, laakiinse maanta inta ka bilaabata waan idin barakayn doonaa. Serubaabel Waa Shaabaddii Rabbiga


Is not the seed yet in the barn? Not even the vine, nor the fig tree, nor the pomegranate, nor the olive tree, has blossomed yet, but from this day will I bless you.

Continue reading Report error