Xaggay 1:6 ~ Hagai 1:6

picture

W ax badan baad beerateen, laakiinse in yar baad soo gurateen, wax baad cuntaan, laakiinse innaba kama dheregtaan, wax baad cabtaan, laakiinse innaba kama wabaxdaan, dhar baad xidhataan, laakiinse innaba ma diirsataan, oo kii mushahaaro soo qaataana wuxuu mushahaarada u soo qaata inuu kiish daloolan ku rito.


Aţi semănat mult, dar aţi adunat puţin! Mâncaţi, dar tot nu vă săturaţi! Beţi, dar tot nu vă potoliţi setea! Vă îmbrăcaţi, dar tot nu vă este cald, iar plata pe care o câştigaţi o puneţi într-o pungă spartă!“

Continue reading Report error