R abbiga ciidammadu sidanuu u hadlaa oo wuxuu leeyahay, Dadkanu waxay yidhaahdaan, Wakhtigii weli lama gaadhin, wakhtigii guriga Rabbiga la dhisi lahaa weli lama gaadhin.
Thus spake Jehovah of Hosts, saying: This people! -- they have said, `The time hath not come, The time the house of Jehovah to be built.'
Continue reading Report error