Xaggay 1:14 ~ Огій 1:14

picture

K olkaasaa Rabbigu kiciyey ruuxii Serubaabel ina Salaatii'eel oo ahaa taliyihii dalka Yahuudah, iyo ruuxii Yashuuca ina Yehoosaadaaq oo ahaa wadaadka sare, iyo ruuxii dadka intiisa hadhay oo dhanba, oo intay yimaadeen ayay ka shaqeeyeen gurigii Rabbiga ciidammada oo Ilaahooda ah,


І збудив Господь духа Зоровавеля, сина Шалтіїлового, намісника Юдиного, і духа Ісуса, сина Єгосадака, великого священика, і духа всієї решти народу, і вони поприходили, і зробили роботу в домі Господа Саваота, їхнього Бога,

Continue reading Report error