R abbigu wuxuu qaaday xukummadaadii, oo cadowgaagiina wuu tuuray. Boqorkii reer binu Israa'iil oo Rabbiga ah ayaa dhexdaada jooga, oo mar dambe shar ka baqi maysid.
Jehovah hath turned aside thy judgments, He hath faced thine enemy, The king of Israel, Jehovah, in thy midst, Thou seest evil no more.
Continue reading Report error