T anu waa magaaladii faraxa badnayd oo feyigla'aanta ku degganayd, oo qalbiga iska tidhi, Anigaa ah, oo aniga mooyaane mid kale ma jirto. Waxay noqotay cidla iyo meel dugaag ku hoydo! Mid kasta oo agteeda soo maraaba wuu ku foodhyi doonaa oo gacanta quudhsasho la ruxi doonaa.
Тоя е веселещият се град, Който живееше безгрижно, Който думаше в сърцето си: Аз съм, и освен мене няма друг! Как се обърна на пустота, Обиталище на зверове! Всеки, който минава край него, Ще подсвирне и помаха с ръката си.
Continue reading Report error