W aad u soo baxday inaad dadkaaga badbaadiso daraaddeed, Iyo inaad badbaadiso kaaga subkan. Reerka sharrowga madaxiisa waad dhaawacday. Aasaaskiina waad soo bandhigtay. (Selaah)
Thou didst go forth to save thy people, to save with thine anointed; thou didst shatter the head of the house of the wicked by uncovering the foundation unto the neck. Selah.
Continue reading Report error