Xabaquuq 3:10 ~ ﺣﺒﻘﻮﻕ 3:10

picture

B uurihii way ku arkeen, oo way cabsadeen. Biyaha xoogga lahuna way iska gudbeen, Moolkii codkiisuu ku hadlay, Gacmihiisiina kor buu u taagay.


رَأتْكَ الجِبالُ فَتَلَوَّتْ مِنَ الألَمِ. سَكَبَتِ الغُيُومُ الثَّقِيلَةُ مِياهَها، وَأعماقُ المُحِيطاتِ زَمْجَرَتْ حِينَ رَفَعَتْ أيدِيها لِلإحاطَةِ بِاليابِسَةِ.

Continue reading Report error