Xabaquuq 1:8 ~ Авакум 1:8

picture

F ardahoodu way ka sii dheereeyaan shabeelka, oo way ka sii cabsi badan yihiin yeyda fiidka, oo fardooleydooduna way iskala bixiyaan, haah, oo fardooleydooduna meel fog bay ka yimaadaan, oo waxay u soo duulaan sida gorgor u soo degdegaya inuu wax dhufsado oo cuno.


І від пантер його коні швидші, і від вовків вечерових лютіші.

Continue reading Report error