Xabaquuq 1:16 ~ ﺣﺒﻘﻮﻕ 1:16

picture

H addaba sidaas daraaddeed allabari buu u bixiyaa shabaggiisa, oo fooxna wuu u shidaa shabagguu jiita, maxaa yeelay, iyaga ayaa qaybtiisii ku barwaaqowday, oo quudkiisiina aad iyo aad batay.


لِذَلِكَ، تُقَدِّمُ ذَبِيحَةً لِشَبَكَتِها، وَتُحرِقُ بَخُوراً لِمِصيَدَتِها. لِأنَّ الفَضلَ يَعُودُ إلَى شِباكِها فِي نَصِيبِها الكَبِيرِ وَطَعامِها الدَّسِمِ.

Continue reading Report error