Naxuum 3:10 ~ Наум 3:10

picture

H abase yeeshee iyadii waa la kaxaystay oo maxaabiis ahaan baa loo watay, oo dhallaankeediina dhulkaa lagaga tuuray jidadka rukummadooda oo dhan, oo nimankeedii sharafta lahaa saami baa loo ritay, oo raggeedii waaweynaa oo dhanna silsilado baa lagu xidhay.


та й він на вигнання пішов, у полон... А діти його порозбивані на роздоріжжі всіх вулиць, і кидали жереб про славних його, й всі вельможі його у кайдани закуті.

Continue reading Report error