Naxuum 2:8 ~ Наум 2:8

picture

L aakiinse Nineweh waxay tan iyo waagii hore ahaan jirtay sidii balli biya ah, habase yeeshee way cararayaan. Waxaa lagu qayliyaa, War jooga, jooga! laakiinse ninna dib uma eego.


Но макар Ниневия да е била отдавна пълна с мъже, както езеро с вода, те пак бягат; макар че викат: Стойте! Стойте!, пак никой не поглежда назад.

Continue reading Report error