Naxuum 2:3 ~ Nahum 2:3

picture

O o raggiisa xoogga badan gaashaankoodiina waa la caseeyey, oo ragga dagaalyahanka ahuna waxay xidhaan dhar guduudan, oo maalintii isdiyaarintiisana gaadhifardoodyadu waa bir widhwidha, oo warmihiina waa loo ruxay si cabsi badan.


The shields of his mighty men are made red, The valiant men are in scarlet. The chariots come with flaming torches In the day of his preparation, And the spears are brandished.

Continue reading Report error