Naxuum 2:13 ~ Naum 2:13

picture

R abbigii ciidammadu wuxuu leeyahay, Bal eega, anigu col baan idinla ahay, oo gaadhifardoodyadana qiiq baan ku gubi doonaa, oo libaaxyada qayrabyada ahna seef baa baabbi'in doonta, oo waxa aad ugaadhsataanna dhulkaan ka dhammayn doonaa, oo codkii wargeysyadiinnana mar dambe lama maqli doono.


«Iată că sunt împotriva ta! zice Domnul Oştirilor. Îţi voi preface carele în fum, iar sabia îţi va nimici leii tineri; îţi voi nimici prada de pe pământ şi glasul solilor tăi nu va mai fi auzit!»

Continue reading Report error