Naxuum 2:10 ~ Nahum 2:10

picture

W ay madhan tahay, oo waa baabba', oo waa cidla, oo qalbigu waa dhalaalayaa, lowyuhuna way isgaraacayaan, oo qof kasta dhexdiisa xanuun baa ku jira, oo kulligoodna wejigooda cabsi baa ka muuqanaysa.


She is empty, yea, emptiness and waste, And the heart hath melted, And the knees have smitten together, And great pain in all loins, And the faces of all of them have gathered paleness.

Continue reading Report error