Naxuum 1:6 ~ Наум 1:6

picture

B al yaa dhirifkiisa is-hor taagi kara? Oo bal yaa u adkaysan kara kulaylka cadhadiisa? Cadhadiisu waa u daadatay sidii dab oo kale, oo dhagaxyada waaweynna isagaa kala dildillaacshay.


Кой може да устои пред негодуванието Му? И кой може да застане, когато пламне гневът Му? Когато яростта Му се излива като огън, Скалите се разпадат пред Него.

Continue reading Report error