B al eega kan warka wanaagsan keenaya oo nabadda faafinaya cagihiisa oo buuraha dul socda! Dadka Yahuudahow, iidihiinna dhawra, oo nidarradiinna oofiya, waayo, kii sharka ahaa mar dambe idinma soo dhex mari doono, waayo, isagii waa la wada baabbi'iyey.
Behold upon the mountains the feet of him that brings good tidings, of him that publishes peace! O Judah, keep thy solemn feasts, perform thy vows; for Belial shall no longer pass through thee; he is utterly cut off.
Continue reading Report error