Miikaah 7:9 ~ Micah 7:9

picture

A nigu waan qaadan doonaa Rabbiga dhirifkiisa, maxaa yeelay, waan ku dembaabay isaga, ilaa uu dacwaddayda ii muddaco, oo uu ii garsooro. Iftiinka wuu ii soo bixin doonaa, oo anna xaqnimadiisa waan arki doonaa.


I will suffer under the Lord’s anger, because I have sinned against Him, until He speaks for me and does what is fair for me. He will bring me out to the light, and I will see His saving power.

Continue reading Report error