Miikaah 7:4 ~ Михей 7:4

picture

K ooda ugu wanaagsanu waa sidii qodxan oo kale, kooda ugu wada qummanuna waa sidii yamaarug oo kale. Wakhtigii waardiyihiinna oo ah wakhtigii laydin soo booqan lahaa waa yimid, wareerkoodu hadduu noqon doonaa.


Лучший из них – что терновник, самый праведный – хуже колючей изгороди. Наступает день, который предсказывали их стражи, день когда Он придет для наказания; ныне охватит их смятение.

Continue reading Report error