Miikaah 7:3 ~ 彌 迦 書 7:3

picture

G acmahoodu waxay aad ugu dadaalaan inay sameeyaan wax shar ah. Amiirka iyo xaakinkuba waxay dadka weyddiistaan laaluush. Ninka weynuna wuxuu ku hadlaa xumaanta naftiisu doonayso, oo sidaasay isugu maroojiyaan xumaan.


他 们 双 手 作 恶 ; 君 王 徇 情 面 , 审 判 官 要 贿 赂 ; 位 分 大 的 吐 出 恶 意 , 都 彼 此 结 联 行 恶 。

Continue reading Report error