Miikaah 7:2 ~ Михей 7:2

picture

D adkii cibaadada lahaa wuu ka wada baabba'ay dhulka, oo dadka dhexdiisa laguma arko mid qumman. Kulligood waxay u wada gabbadaan inay dhiig galaan daraaddeed, oo nin kastaaba walaalkiis ayuu shabag ku ugaadhsadaa.


Благочестивият се изгуби от страната и няма нито един праведник между хората; всички те причакват за кръв, ловят всеки брат си с примка.

Continue reading Report error