Miikaah 7:17 ~ Михей 7:17

picture

W axay ciidda u leefleefi doonaan sidii abeeso oo kale, sidii waxyaalo dhulka ku gurguurta ayay iyagoo gariiraya meelahooda ka soo bixi doonaan, oo waxay cabsi ugu iman doonaan Rabbiga Ilaaheenna ah, oo idinka aawadiin ayay u baqi doonaan.


Ще лижат пръстта като змии, като земните гадини ще излизат треперещи от дупките си; ще идват със страх при Господа, нашия Бог, и ще се уплашат поради Тебе.

Continue reading Report error