Miikaah 6:8 ~ Micah 6:8

picture

N in yahow, Rabbigu wuxuu ku tusay waxa wanaagsan. Oo bal maxaa Rabbigu kaa doonayaa, inaad caddaaladda samaysid, oo aad naxariista jeclaatid, oo aad si hoosaysa Ilaahaaga ula socotid mooyaane? Dembigii Iyo Ciqaabtii Israa'iil


He hath declared to thee, O man, what good; Yea, what is Jehovah requiring of thee, Except -- to do judgment, and love kindness, And lowly to walk with thy God?

Continue reading Report error