Miikaah 6:7 ~ Михей 6:7

picture

R abbigu ma ku farxaa kumanyaal wanan, amase toban kun oo webi oo saliid ah? Xadgudubkayga aawadiis miyaan curadkayga u bixiyaa? Dembigii naftaydase ma midhaha jidhkaygaan u bixiyaa?


Можно ли Господу угодить тысячами баранов, нескончаемыми реками масла? Отдам ли первенца в жертву за грех мой, плод тела – за грех моей души?

Continue reading Report error