Miikaah 6:15 ~ Mikea 6:15

picture

W ax baad beeran doontaan mase goosan doontaan, oo saytuunka waad tuman doontaan laakiinse saliiddiisa kuma subkan doontaan, oo canabkana waad tuman doontaan laakiinse khamrigiisa ma cabbi doontaan.


Ti do të mbjellësh, por nuk do të korrësh; do t’i shtypësh ullinjtë, por nuk do të lyhesh me vaj; do të bësh musht, por nuk do të pish verë.

Continue reading Report error