Miikaah 5:4 ~ Miqueas 5:4

picture

O o isagu wuu istaagi doonaa, oo wuxuu adhigiisa ku daajin doonaa xoogga Rabbiga iyo haybadda magaca Rabbiga Ilaahiisa ah, oo iyana ammaan bay ku joogi doonaan, waayo, isagu haatan mid weyn buu ku ahaan doonaa tan iyo dhulka darfihiisa.


Y El se afirmará y pastoreará Su rebaño Con el poder del Señor, Con la majestad del nombre del Señor Su Dios. Y permanecerán, Porque en aquel tiempo El será engrandecido Hasta los confines de la tierra.

Continue reading Report error