Miikaah 4:6 ~ Micah 4:6

picture

R abbigu wuxuu leeyahay, Wakhtigaas waxaan soo shirin doonaa kuwa dhutiya, oo waxaan soo ururin doonaa kuwa la eryay iyo kuwa aan dhibay.


In that day, saith the Lord, will I assemble her that halteth, and I will gather her that is driven out, and her that I have afflicted;

Continue reading Report error