Miikaah 4:5 ~ Михей 4:5

picture

W aayo, dadyowga oo dhan mid kastaaba wuxuu ku socon doonaa magaca ilaahiisa, oo annaguna waxaannu ku socon doonnaa magaca Rabbiga Ilaahayaga ah weligayo iyo weligayoba. Qorshihii Rabbiga


Пусть все народы живут во имя своих богов, мы будем ходить во Имя Господа, нашего Бога, во веки и веки. Божий замысел

Continue reading Report error