Miikaah 2:12 ~ Micah 2:12

picture

R eer Yacquubow, sida xaqiiqada ah dhammaantiin waan soo wada shirin doonaa, sida xaqiiqada ah waxaan soo ururin doona kuwa dadka Israa'iil ka hadhay, oo waxaan iyaga isugu wada keeni doonaa sidii idihii Bosraah, sidii adhi daaqsiintiisii ku dhex jira, oo dadkooda badan daraaddiis aad bay u buuqi doonaan.


“I will surely assemble all of you, O Jacob, I will surely gather the remnant of Israel; I will put them together like sheep of the fold, Like a flock in the midst of their pasture; They shall make a loud noise because of so many people.

Continue reading Report error