Miikaah 1:8 ~ Михей 1:8

picture

H addaba taas daraaddeed ayaan u ooyi doonaa oo u barooran doonaa, oo anoo cago cad oo qaawan ayaan wareegi doonaa, oo waxaan u dhawaaqi doonaa sida dawacooyinku u ciyaan oo kale, oo waxaan u qaylin doonaa sida goroyadu u cido oo kale.


Затова ще ридая и ще плача, ще ходя съблечен и гол; ще вия като чакалите и ще жалея като щраусите.

Continue reading Report error