Miikaah 1:6 ~ Micah 1:6

picture

H addaba sidaas daraaddeed waxaan Samaariya ka dhigi doonaa sidii taallo burbur ah oo duurka ku taal, iyo sidii meel beercanab laga beerto, oo dhagxanteedana waxaan ku dhex daadin doonaa dooxada, oo aasaaskeedana waan soo bannayn doonaa.


Therefore I will make Samaria a heap in the open country, a place for planting vineyards; and I will pour down into the ravine her stones and lay bare her foundations.

Continue reading Report error