W axan oo dhammu waxay u dheceen xadgudubka reer Yacquub iyo dembiyada dadka Israa'iil. Xadgudubka reer Yacquub waa maxay? Sow Samaariya ma aha? Meelaha sare oo dalka Yahuudahna waa maxay? Sow Yeruusaalem ma aha?
Все это – за отступничество Иакова, за грехи дома Израиля. Что есть отступничество Иакова? Разве не Самария? Что такое святилище на возвышенностях Иудеи? Разве не Иерусалим?
Continue reading Report error