Miikaah 1:2 ~ Micah 1:2

picture

D adyowga oo dhammow, kulligiin maqla. Dhulka iyo waxa ku jira oo dhammow, bal dhegaysta, oo Sayidka Rabbiga ahu ha idinku marag furo, Sayidku macbudkiisa quduuska ah ha idinkaga marag furo. Xukun Ku Lid Ah Samaariya Iyo Yeruusaalem


Hear, O peoples, all of you; Listen, O earth and all it contains, And let the Lord God be a witness against you, The Lord from His holy temple.

Continue reading Report error