Miikaah 1:16 ~ Micah 1:16

picture

X iiro oo timahaaga iska jar carruurtaadii aad jeclayd daraaddood, oo intaad xiirata sii ballaadhi sida bidaarta gorgorka oo kale, waayo, iyagu way kaa tageen, oo waxaa loo kaxaystay maxaabiis ahaan.


Make yourself bald and cut off your hair, Because of your precious children; Enlarge your baldness like an eagle, For they shall go from you into captivity.

Continue reading Report error