Miikaah 1:14 ~ Михей 1:14

picture

H addaba sidaas daraaddeed waxaad Mooreshed Gad siin doontaa hadiyado. Reeraha Aksiib waxay boqorrada dalka Israa'iil u noqon doonaan wax khiyaano badan.


Поэтому вы проститесь подарками с Морешет-Гатом; дома Ахзива обманом окажутся для царей Израиля.

Continue reading Report error