Miikaah 1:11 ~ Micah 1:11

picture

K aaga Shaafiir degganow, bax adoo qaawan oo ceebaysan. Kan Sa'anaan degganu soo ma bixin. Baroorta Beytesel waxay idinka qaadan doontaa meesha aad ku tiirsato.


Pass by in naked shame, you inhabitant of Shaphir; The inhabitant of Zaanan does not go out. Beth Ezel mourns; Its place to stand is taken away from you.

Continue reading Report error