M arkaasaa Yoonis ka baxay magaaladii, oo wuxuu fadhiistay magaalada dhankeedii bari, oo halkaasuu waab ka dhistay. Markaasuu hadhkii hoos fadhiistay ilaa uu arko waxa magaalada ku dhacaya.
وَخَرَجَ يُونانُ مِنَ المَدِينَةِ، وَجَلَسَ شَرقَها. وَهُناكَ صَنَعَ لِنَفسِهِ مِظَلَّةً وَجَلَسَ فِي ظِلِّها لِيرَى ما سَيَحصُلُ لِلمَدِينَةِ. نبتةُ اليَقطِينِ وَالدُودة
Continue reading Report error