Yoonis 3:8 ~ Иона 3:8

picture

L aakiinse dad iyo duunyoba dhar joonyad ah ha la wada huwado, oo Ilaah xaggiisa aad ha loogu qayliyo; oo mid kastaaba ha ka leexdo jidkiisii xumaa iyo dulmiga gacmihiisa ku jira.


Пусть и людей, и скот оденут в рубища. Пусть каждый изо всех сил призывает Бога. Пусть они отвернутся от своих злых путей и жестокости.

Continue reading Report error