Yoonis 1:6 ~ Jonah 1:6

picture

H addaba waxaa isagii u yimid naakhudihii doonnida, oo ku yidhi, Hurdahayow, maxaad u jeeddaa? Kac oo Ilaahaaga u qayli, waaba intaasoo uu inaga fikiraa inaannan halligmine.


So the captain went to him and said, “How can you sleep? Get up and call on your god. It may be that your god will care about us, and we will not die.”

Continue reading Report error